Xaaf oo Shaaciyay Cida ka dambeeysay dadkii lagu laayay Koonfurta Gaalkacyo

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku eedeeyay ciidamada Milatariga dowlada Soomaaliya in ay ka dambeeyeen dadkii kasoo jeeday Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle ee lagu laayay Koonfurta Gaalkacyo. Waxa uu sheegay Xaaf in dadka lagu laayay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ay ka dambeeyeen ciidamo katirsan Milatariga 21-aad ee ka amar qaata dowlada, waxa uuna … Continue reading Xaaf oo Shaaciyay Cida ka dambeeysay dadkii lagu laayay Koonfurta Gaalkacyo